|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Isboortigga Miisaaniyaddeedu Waxay Ahay $950,000 Sanadkiiba Oo Keliya Halka Ay Ilaalada Madaxtooyaddu Ahayd $2.5 Million Dollar”. Jamaal Cali Xuseen
October 30, 2015 - Written by Editor:Wasaaradda dhalinyaradda iyo Isboortigga miisaaniyaddeedu waxay ahay $950,000 sanadkiiba oo keliya halka ay ilaalada madaxtooyaddu ahayd $2.5 million dollar. ay tahay. Waxaan maqlayaa wasiirkii isboortigga ee xilka iska Casilay ayaa hanti dhowr la gelinayaa. Tollow shantii sanadood ee Siilaanyo waddanka u talinaayey waa markii Ugu horeysay Ee meel audit ama hanti dhowr la gelinaayo. Musuqmaasuq baahsan OO ilaa madaxtooyadda gelaya ayaa jira. Hantidii dalkoo dhan baa la iibiyey, waxba yaan Wasiir shaqaale ah Farta laydinku fiqiine waa in aynu Kala xisaabtamnaa Ninka la doortay Ee intuu madaxweynaha ahaa dalkii OO dhan xaraashay. Madaxa meel Ka saraysa OO la salaaxaa ma jirto. Bal car maalin uun madaxtooyaddu ha qirato in ay maamulkii dalka xisbigga Kulmiye la kufay intay maalinba shicibka cadow uga dhigayaan cid kale.
Related posts:DAAWO;-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Dhaleeceeyay Anshaxa Hees Ay Soo Qaadeen Fanaan Reer Somaliland... Daawo:Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan Oo Riwaayad Cusub Ka Sameeyay Sahaminta Shidaalka Somaliland Gudida Anshaxa Iyo Xalinta Khilaafaadka Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Ganaax Lacageed Ku Riday Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|