|
|||||
WAJAALE NEWS
War deg deg ah Wasiiro tiro badan oo iska cailsey xukumada madaxwayne siilanyo Iyo Kuwo Kale oo Hada la Filaayo
October 26, 2015 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews.net)Khilaafkiii xisbiga kulmiye ayaa sababay burburka xukumada madaxwayne siilanyo kadib markii ay 1;00 duhurnimo ee maanta iska caisleen wasiiradii ugu tunka waynaa oo ay ka mid yihiin wasiirada arimaha dibada maxamed biixi yoonis wasiirka madaxtooyada xirsi cali xaaji xasan wasiirka cadaalada xuseen axmed caydiid wasiir ku xigeenka shaqada iyo arimaha bulshada iyo sidoo kale wasiiro tiro badan oo la filaayo in ay xiliyada soo socda ilka casilan xukumada Somaliland Lasoco wararkaasi oo faahfaahsan Related posts:Xaalada Maamulka Madaxwayne Farmaajo Oo Kasii Daraysa Iyo Ciidamo Ka Gadooday Mushahar La,aan Oo We... Madaxweyne-Siilaanyo-Oo-Ka-Qayb-Galay-Munaasibad-Loo-Sameeyey-Arday-Ka-Qalin-Jabisay-Jaamacada-Burco Gudida Doorashooyinka Dalka Itoobiya Oo Fariin Kama Dambays Ah U Diray Xisbiga OFC Ee Uu Hogaamiyo J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|