War deg deg ah Wasiiro tiro badan oo iska cailsey xukumada madaxwayne siilanyo Iyo Kuwo Kale oo Hada la Filaayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War deg deg ah Wasiiro tiro badan oo iska cailsey xukumada madaxwayne siilanyo Iyo Kuwo Kale oo Hada la Filaayo
October 26, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews.net)Khilaafkiii xisbiga kulmiye ayaa sababay burburka xukumada madaxwayne siilanyo kadib markii ay 1;00 duhurnimo ee maanta iska caisleen wasiiradii ugu tunka waynaa oo ay ka mid yihiin wasiirada arimaha dibada maxamed biixi yoonis wasiirka madaxtooyada xirsi cali xaaji xasan wasiirka cadaalada xuseen axmed caydiid wasiir ku xigeenka shaqada iyo arimaha bulshada iyo sidoo kale wasiiro tiro badan oo la filaayo in ay xiliyada soo socda ilka casilan xukumada Somaliland

Lasoco wararkaasi oo faahfaahsan

COMMENTS
LINKS