|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhigiisa Somaliland
October 16, 2015 - Written by Editor:Nairobi, KENYA (Wajaalenews) — Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland Prof. Adam Xaaji-Cali Axmed oo Safar shaqo ku jooga Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga waxa uu Hadiyay u siiyay Dastuurka dalka Kenya Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jamhuuriyada Somaliland Markii uu soo booqday. Prof. Adam ayaa Gudoomiyaha Maxkada Sare ee Kenya si weyn ugala sheekaystay iskaashi dhexmara iyo walliba sidii ay Somaliland wax uga baran lahayd nidaamka Garsoorka Kenya oo aad u hor marsan. Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee Somaliland ayaa intii uu joogay Kenya ka qayb galay laba shir oo caalami ah. Shirka hore waxa uu ku saabsanaa “Shuruuucda oo la is waydaarsadaa doorka ay ka ciyaarto xoojinta Dawlanimo sharci ku dhisan iyo maamulka ku dhisan hanaanka Axsaabta badan ee Qaarada Africa.
Related posts:“Madaxweyne Hadaad Codka Reer Gabiley U Qaadatay Galaan Hadhuudha oo Meel La Dhigo, Waxaad Noqon Mad... Damacda Ruushka Ee Dekedda Berbera, Madaxweyne Biixi Oo Ruushka Wax Ku Soo Bartay Iyo Dareenka Maray... Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdiraxmaan Ciro Oo Qado Sharaf Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Gara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|