Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Oo La Qorshaynayo In Loo Magacaabo Wasiirka Cusub Ee Ciyaaraha Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Oo La Qorshaynayo In Loo Magacaabo Wasiirka Cusub Ee Ciyaaraha Somaliland
October 29, 2015 - Written by Editor:

Ka Dib Is Casilaadii Wasiirka ciyaaraha Somalilan Axmed Cabdi Kaahin, waxa bilaabantay loolan loogu jiro cidii buuxin lahayd booskaas.

Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ka mid ah dadka aqoonyahanada ee ka soo jeeda gobolka Salal ayaa la filayaa inuu buuxiyo jagada uu baneeyey wasiirkii ciyaaraha ee Hore, kaas oo mudooyinkii ugu danbeeyey la shaqaynayey wasaarada ciyaaraha iyo ururada dhalinyarada somaliland.

Sacaadatu-wasiir-

Aqoonyahan Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa ah aqoonyahan wax ku soo bartay dalka Suudaan isla markaana shahaadada sare ee maamulka iyo maaraynta sita.

Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye  oo ah nin dhiln yarra oo kartideedda iyo aqoonteedda leh buuxinna karra jagadda uu baneeyay wasiirki hore ee wasaarradda ciyaaruhu.

Waxaanna aad loo hadal hayey ilaa intii aay soo baxday is casilaaddi

Wasiirki hore inuu badali karo Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid oo aay wasiirki hore haayb ahaan aay isku beel yihiin.

 

 

COMMENTS
LINKS