DAAWO; Wasiir Shucayb Oo Si Adag Iskaga Difaacay Dhaliilo uu Boobe Yuusuf u Jeediyay.Muxuuse Kula Taliyay? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiir Shucayb Oo Si Adag Iskaga Difaacay Dhaliilo uu Boobe Yuusuf u Jeediyay.Muxuuse Kula Taliyay?
October 14, 2015 - Written by Editor:

“Dadkii Kula Gadaha Ahaa Waa Kuwaa Doonaya In Ay Somaliland Xukumaan Adna Anigaad Igu Soo Koobtay Waxaa Gii Adigoo Ii Adeera”.Wasiir Shucayb.

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse oo shalay Dalka kusoo laabtay ayaa Si adag iskaga Difaacay eedaymo culus oo uu  Xoghaya Warfaafinta Xisbiga Wadani Boobe Yuusuf Ducaale Usoo jeediyay safarkiisi iyo Shakhsiyanba

Hadaba Wasiirka oo Arimahaa ka hadlayaana wuxu Yidhi.

 

COMMENTS
LINKS