DAAWO: Qaxootiga Cusub Oo Kasoo Cararay Dagaalada Yemen Oo Soo Gaadhay Xeebaha Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Qaxootiga Cusub Oo Kasoo Cararay Dagaalada Yemen Oo Soo Gaadhay Xeebaha Somaliland.
October 9, 2015 - Written by Editor:

SAYLAC(Wajaalenews) Dad Qaxooti ah oo u dhashay Wadanka Yaman ayaa soo gaadhay Xeebaha Galbeed ee Somaliland, waxana Magaalada Saylac kusoo dhoweeyey maamulka iyo Qaybaha Bulshada ee Deegaankaasi.

 

 

COMMENTS
LINKS