DAAWO ;Muuqaalo Layaable Oo Bedka Soo Dhigay Dareenada Ku Xeeran Buuqashadii Madaxwayne Siilaanyo Ee Xarunta Xisbiga kulmiye+ Wajiyada Hogaanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Muuqaalo Layaable Oo Bedka Soo Dhigay Dareenada Ku Xeeran Buuqashadii Madaxwayne Siilaanyo Ee Xarunta Xisbiga kulmiye+ Wajiyada Hogaanka.
October 28, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxwayanaha JSL Axmed Siilaanyo Ayaa maanta galinkii hore buuqasho ku tagay xarunta xisbiga kulmiye oo ay ka socoto qaadashada kaadhka xubnaha golaha dhexe iyo udiyaar garowga shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye oo dhawaan qabsoomi doona.

siilaanyo iyo xarunta kulmiye 1

Hadaba Madaxwayne Siilaanyo Oo ay saaka wadooyinku u xanibnaayeen mudo ku dhow sedex saacadood ayaa halkaasi ka qaatay kaadhkiisi xubinimada golaha dhexe ismarkaana waxaan gaadhin hal daqiiqo bulshada lahadlay isagoo wali kuumjinaya in uu dhexka yahay tartanka xisbiga kulmiye. sidoo kale waxaa xoog lagu soo dhaafiyay warbaahinta oo markii hore lagu yidhi wuxu idinkala hadli doonaan barxada xafiiska xisbiga balse taasi beenowday madaxwaynaha sidii awalba caadada u hayd masuuliyiinta ku xeeran waxaa lagu jujuubay gaadhigii uu saarnaa markii hore

siilaanyo iyo xarunta kulmiye 5 siilaanyo iyo xarunta kulmiye 4

Waxaase xusid mudan Hogaanka Xisbiga oo uu hor kacayo Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo Xoghaya xisbiga oo labadooduba laga dheehanayay in ay hamuun u qabeen sidii mar uun ay dhiniciisa ubuuxin lahaayeen taasi oo u rumawday balse waxa si dhaba ay muuqaaladani umuujinayaan

waxka duwan sida ay u dhinac socdaan

WAXAAN FALANQAYTOODA U DHAAFAYAA AKHRISTAYAASHA SHARAFTA LEH KANA SOO DHIIBO FIKIRKA EEGMADA MUUSE IYO MAXAMED KAAHIN+ WARLA,AAN ODAY SIILAANYO IYO XOGAHA KU DUUGAN.

HALKAN KA DAAWO;

siilaanyo iyo xarunta kulmiye 2 siilaanyo iyo xarunta kulmiye 3

 

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS