|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Haweenaydii Ku Jirtay Xubnihii Xukuumadda Maanta Ka Baxay Oo Ka Waramaysa Sababta Iscasilaadeeda
October 26, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)– Xubnihii isugu jiray wasiiradda iyo masuuliyiinta xukuumadda ee maanta iscasilay, waxa ka mid ahayd Nimco Xusseen Qawdhan wasiir ku xigeenkii wasaaradda dib u dejinta oo ahayd haweenayda kaliya ee ku jirtay kooxda. Nimco ayaa warbaahinta uga warantay sababta kaliftay iscasilaadeeda oo qayb ka ah labada garab ee ku loolamaya musharaxnimada xisbiga dalka taladiisa haya ee Kulmiye. Wasiir ku xigeenkii dib u dejinta ayaa halkan hoose ku faahfaahinaysa sababta ay uga tagtay xilkii ay ka haysay xukuumadda, waana kan isaga oo ah maqal iyo muuqaal ee daawasho haboon: https://youtu.be/6AAsL06zuTc
Related posts:Af-hayeenka madaxtooyadda JSL, Md. Dhuxul oo ka hadlay Miisaaniyadda 2015-ka ay Ansixiyeen Golaha Wa... DAAWO;-Qaabkii Xildhibaanada Golaha Wakiiladu u Ansixiyeen Xubnihii Komishanka Doorashada Iyo Hadalk... DAAWO; Wasaarada Arimaha Gudaha JSL Oo Ka Hadashay Xadhiga Xoghayihii Raysal-wasaare Ku-xigeenka Som... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|