DAAWO; Gudida Wanaag Farista oo Dardaaran u Jeediyey Xulalka Hargaysa Ku wada Ciyaari doona. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudida Wanaag Farista oo Dardaaran u Jeediyey Xulalka Hargaysa Ku wada Ciyaari doona.
October 15, 2015 - Written by Editor:

Gudida wanaag farista iyo xumaan reebida Somaliland ayaa maanta kula dardaarmay bahda ciyaaraha iyo taageerayaasha kooxaha gobolada Somaliland in la ilaaliyo anshaxa ciyaaraha iyo nabadgelyada guud.

COMMENTS
LINKS