|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:-Gudida Qaban Qabada Shirka Golaha Dhexe Ee Xusbiga Kulmiye Oo ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Qaban Qabada Shirku.
October 24, 2015 - Written by Wariye:Hargeisa(Wajaalenews):-gudiga qaban qaabada shirwaynaha xusbiga kulmiye oo ka hadlay halka ay hawluhu marayaan Gudidan oo ka koobnayd shan xubnood oo kala ah shirgudoonka golaha dhaxe gudoomiye ku xigeenka kowaad iyo wariis cadami ayaa sheegay inay hawshu si fiican u socoto Siddoo kalena waxa ayaa baaq u direen xunaha aan wali isdiwaangalin inay soo doontaan kaadhka golaha dhaxe ee xisbiga kulmiye. Hadaba iyaga oo arintaasi ka hadlaya Halkan Ka Daawo.
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:Qaramada Midoobay Oo War Cusub Kasoo Saartay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Ay U... Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Boqorka Dalka Kuwayt Sheekh Subax Al-Ahmed A... Garoonada Kubada Cagta Ee Habeenkii Lagu Ciyaaro Oo Hargaysa Ku Soo Badanay (warbixin arintasi ku sa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|