DAAWO; Fadeexada Wasiir Ka Beeraha Somaliland Oo Somalia Ka Tacsiyadeeyay Dhalinyaro Boorama Lagu Laayay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Fadeexada Wasiir Ka Beeraha Somaliland Oo Somalia Ka Tacsiyadeeyay Dhalinyaro Boorama Lagu Laayay.
October 14, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Beeraha Somaliland oo Wali ay Maankiisa ka Guuxayso Soomaliwayn Madalna Kaga Tiraabay Ereyo Lafjab ku ah Somaliland Wasiir Maxamed Aw Daahir ayaa isago ka hadlaya dhacdadii boorama ee Dhalinyarada lagu laayay ayaa Wuxu Mar Qudha ku Dhawaaqay In Somaliya Ka Tacsiyadaynayo Dhimasha Dhalinyarada isagoo Saxaafadana ku duray in ay Wararka faafiyaan,

https://youtu.be/cRswUKZBCJU

COMMENTS
LINKS