Wasiir Xirsi Waxa uu Ku Fashilmay Xilkii Qaranka iyo Kii Beeshiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Xirsi Waxa uu Ku Fashilmay Xilkii Qaranka iyo Kii Beeshiisa
September 3, 2015 - Written by Editor:

 madxweyne ma istaahilo inuu xilka qaranka sii hayo wasiirka qaranka waayeu xilka qaranka waxaan maqlayey muddo dhawr sano ah waxaa jira waxa badan oo xukumada axmed siilanyo hogaaminayo ka qaldamay kana xumaaday milgihii sharaftii iyo haybada qaranimo isla markaana mugdi ka noqotay taariikhdii iyo sooyaalkii madaxweyne jsl muj axmed siilanyo waxa kaloo jirta wax badan oo ka xukumaday dhismihii iyo karaamadii wax qabad ee madaxweyne axmed siilanyo mudadii uu talada qaranka jsl isla markaana waxaa barar socda waxa qabad badan iyo dib u dhis balaadhan oo uu madaxweyne axmed siilanyo ku talaabsadey mudadaa balse waxaa jira guud ahaanba inta badan bulshada iyo mucaaridkuba waxay ahmiyada saaran waxaa qaldamay iyo nidaamka talada hayo dhaliilihiisa muuqda waxaana hal haya hays u noqdo raga faraskutiris ah oo nidaamka jira ka takooran isla markaana dhinaca kale iyagu waxa uu wada kuwaas oo isu dhiga qaar daacadnimo ku sheegnayo maamulka jirna daacad isaga dhiga balse waxa kasta ka hor mariyo danohoosa gaarka ahWaxaan xasuustaa xukumada udub rag baa dhinacay waxa uu wado mahee dhinac kale wax uu wadi jiray wwxaanay ka dhaxashay in u ummadii iyo shacbiyadii marka hore doortay duhur cad ka codeysey isla markaana muu arkayn madaxweybe waqtigaasi mr riyaale waxaana uu haystay kaliye kuwa waxa ka sheegaya inay yihiin kuwo xaasidnimo iyo xumayn ka shaqaynaya ragan dhibac kale waxa uu wadaana ay yihiin qaar u daacad ah . maanta waxaa muuqda muuqda rag golaha xukumada axmed siilaayo ku jira ayaa waxay hayaan dhabihiisa ay mareen wasiiradii udub ee xisbiga udub guuldarada dhaxal siiyey waxaana kaw ka ah wasiirka madaxtooyada jsl xirsi cali xaaji madaxweyne axmed siilanyo oo sida muuqda aan aqoon badan oo dhaafsiisan ta caadifadii mucaaridnimo ee xiligii kaanbeynka iyo ta beelnimo iyo baahidii xisbiga ee baahanee waxaan ahayn ulahayn ayaa u magacaabay xilkan isagoo waqtigaaa noqday jiif oo cabinayd balse waxa yar ka dib u magacaabay wasiirnimo balse xirsi waxuu wuxuu u muuqdaaa nimaan aqoontiisa iyo khibaradiisa maamuo ee loo cumaamday aanay ahayn mid u qalma masuuliyada intaaa leeg qaranimo 

Nin ku hawlan inuu xumeeyo oo ku feegaro taariikhdii wacnayd iyo waxqabadkii muj axmed siilanyo wasiir xirsiga madaxtooyada waqtigan xaadirka wuxuu ku siinta yahay waxa kasta oo ka xumaaday guud ahaan qaranimada jsl iyo gaar ahaan xukumada uu daaciisa hormoodka ka yahay 5tii sano ee dhamaaday wuxuu ku hawlan yahay olole uu ka dhex wado beesha uu isaga iyo madaxweyne ka soo wada jeedaan kuna doonayo I nuu ku hanto hogaanka sare ee xisbiga kulmiye oo waqtigan lagu jiro qaban qaabadii shirweynihii isla markaana ahaantano dad badan aaminsan yihiin in uu yahay musharax kaliya ee i taagan tartanka soo socda oo maca beesha madaxweyne taageersan tahay 100% wasiirka dada yari ee xirsi waxaa isaga qaldami siyaasadeed beelnimo iyo hogaamintii qaranimo waana ta u horseeday inuu beeshii uu ka soo jeeday ku kala gurayo waxna uu ka laayahay Gabagabdii waxaan adaxweune axmed siilanyo oo aniga ii ahaa gudoomiye snm xiligii halganka in aanu xilka qaranka ku sii eegon kurayga xirsi oo aan hore u sheegay inaanay islahayn xilka aad ku rartay iyo qofnimadiisu waxaanan odhanayn xirsow waxay bulshada sl kugu taageeri lahayd wadarta sl ma taqaan gunbuuri iyo sanbuur iyo sakaarbuure nin kastoo sankaa taagi jirayba siibey dabadeeda xilkii qaranka iyo kii beelnimaba waad ku fashilmatay saaxiib
COMMENTS
LINKS