|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Maxamed Xasan C\lahi (jidhif) oo Tacsi Tiiraanyo leh Udiray Marxuum Xaaji Max’uud Bille Max’ed Oo Ku Geeriyoodey Makka Al-mukkrama.
September 18, 2015 - Written by Editor:INNAA LILLAAHI WA INNAA RAAJACUUN Taliyihii hore Ee ciidanka qaranka Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Xasan C\lahi oo ku hadlaya magaca qoyskiisa, ka xaaskiisa iyo kan bulshowaynta Somaliland wuxu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Xaaji Maxamud Bile Maxamed oo maanta oo taariikhdu tahay 18/09/2015 ku geeriyooday magaalada barakaysan ee maka al mukaramah waxaanu taliyuhu ilaahay uga baryayaa marxuumka in ilaahay naxariistii jano kawaraabiyo samir iyo iibaana kasiiyo qaraabadii,asxaabtii iyo bulsho waynta somaliland ee uu ka geeriyooday marxuumku.
Related posts:Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Walaac Ka Muujiyay Diiwaangelinta Oo Dib U Riixaysa Doorashada Iyo Farri... DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Deeq Kuraas Ah Gaadhsiiyay Degmooyinka Allaybaday Iyo Ge... Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Shirkad Ajaanib Ah Loo Siinayo Dhismaha S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|