TACSI; MARXUUM Sheekh Axmed Nuur Odowaa Oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa kana mid Ahaa Culimada Waawayn Ee Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI; MARXUUM Sheekh Axmed Nuur Odowaa Oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa kana mid Ahaa Culimada Waawayn Ee Dalka.
September 10, 2015 - Written by Editor:

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Alleh Ha Unaxariistee Waxaa Caawa Magaalada Hargaysa ku Geeriyooday MARXUUM SHEEKH AXMED NUUR ODOWAA Oo kamid ahaa culimada waawayn ee dalka isagoo kana mid ahaa culimadii sidawayn uga qayb qaadatay halgankii dib U xoraynta somaliland

 

DHAMAAN DADKAN HOOS KU QORANI WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYAAN GUUD AHAAN SHACBIGA SOMALILAND QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUMKU WAXAYNA ILAAHAY UGA BARYAYAAN IN SAMIR IYO IIMANKA KASIIYO MARXUUMANA JANATU FARDOWSA GEEYO

AAMIN AAMIN

Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif)

Warsame Cabdi Aadan

Axmed yuusuf liibaan

Sheekh  Ismaaciil Muxumed Ibraahim

Sheekh Maxamuud Xaaji Daahir

Axmed Xasan Cawke

Cabdisalaan Hereri

Xildhibaan Axmed Waysa Cade

Sheekh Xasan Cumar liibaan

Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame (jaabir)

Yuusuf Jaamac Xirsi

Cabdifataax Cali Cabdilaahi

 

ALLEH HA UNAXARIISTEE WAXAA MARXUMKA MAALINTA BARIYA LAGU AASI DOONAA XABAALAHA BOQOL JIRE EE MAGAALADA HARGAYSA

 

 

 

COMMENTS
LINKS