Shakhsiyaad Caqabad ku ah Hanka Uu Doonayo Muuse Biixi Ee Ah Inuu Noqdo Musharaxa Aan Lagu Wada Hadleyn Ee Xisbiga Kulmiye .Iyo Xogihii Ugu Danbeeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shakhsiyaad Caqabad ku ah Hanka Uu Doonayo Muuse Biixi Ee Ah Inuu Noqdo Musharaxa Aan Lagu Wada Hadleyn Ee Xisbiga Kulmiye .Iyo Xogihii Ugu Danbeeyay
September 6, 2015 - Written by Editor:

Shakhsiyaad Caqabad ku ah Hanka Uu Doonayo Muuse Biixi Ee Ah Inuu

Noqdo Musharaxa Aan Lagu Wada Hadleyn Ee Xisbiga Kulmiye .

HARGAYSA(Wajaalenews) Ilo xogogaala ayaa  xaqiijiyay in gudoomiye Muuse Biixi uu labadii habeen u danbeeyay meelaha lagu caweeyo sida  hutel mansoor    uu ku tiraabay shakhsiyaad ay kulmeen oo iyagu xilal sare ka haya golayaasha qaranku usoo bandhigay mushladaha ku gadaanman hankiisa isagoo u muuqday mid aad uga duwan maalmihii udanbeeyay warar  muujinayeen in ay gul ka gaadheen caqabado badan oo hortaagnaa

Waxaase weedhaha muuse bixi dhex maray xubno ganacsato iyo shakhsiyaad kale badka soo dhigeen in wax wayni iska badaleen sififaalihii uu gudomiye muuse filayay uu quusa ka joogo.

gad gadoonka siyaasada Gudoomiye Xisbiga Kulmiye iyo Hararka raga Miisaanka iyo Kaambeynka adag leh ee kujira Golaha Xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye dhexdiisu hadii ay dhacdo in ay tartan

Xalaal ah kuwada Galaan Golaha Dhexdiisa ay suurtagal tahay in Muuse

Biixi Cabdi Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye lagaga takhalusi karo

balse ololaha iyo dhaqdhaqaaqyada Muuse Biixi ka duwan yahey in la

galo tartan xalaal ah oo Reer Kulmiye kaga dhex loolamaan Xisbiga

Dhexdiisa haseyeeshee, uu fikirkiisu daaran yahay in isagoo halkaa

taagan loo Xukumo in aan Murashaxnimada Xisbiga Dhexdiisa loogu tagin

taas, oo sida ay ku dhacdaa iyo suurtagalkeedu yahay mid geed sare

waab ah

Laakiin Riyooyinka Mujaahid Muuse Biixi ay safka hore kaga jirto

iyadoo dad badani aamisan yihiin in uu fikirkaa ku seexdo kuna soo

tooso

Waxaana dadka Siyaasada Xisbiga Kulmiye dhexdiisa u dhuun daloolaa had

iyo jeer Tusaale usoo qaataan in Mujaahid Muuse Biixi

Cabdi(Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye),sadex looga baahnaa ninka madaxnimo

doonaya uu sadexdaba magan yahay mid uu Gancasde ina Aw Siciid Magan

uga noqdey oo ah waa in ninka Madax ahi deeq lahaado, iyo inuu

Cadaalad lahaado oo uu hada magan yahey Madaxweyne Siilaanyo iyo

qoyskiisa

iyo in uu gudoon lahaado oo taasina ay ka barqa jabisey kooxaha uu u
qeybsan yahey Kulmiye oo iyagu ah   Kooxo  aad u kooban,

sikastaba ha ahaatee dhaqdhaqyada loogu jiri loolanka xisbiga kulmiye dhexdiisa ayaa waxaa isasoo taraya xulafooyinka uu ka dhaxeeyo loolanka adagi kuwaasi oo maalmihii udanabeeyay wasiirka arimaha dibada uu shirar hoose la qaatay qoyskiisa kaasi oo sida wararku xuseen ay kubaaqeen in dhaqaale iyo arinba lala garab istaago hanka wasiir biixi .

 

COMMENTS
LINKS