|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaramada Midoobay Oo u Codeeyey In Calanka Falastiin Lagu Daro Calamada Sudhan dhismaha Qaramada Midoobay.
September 11, 2015 - Written by Editor:Falastiiniyiinta ayaa soo dhaweeyay waxay ugu yeedheen codeynta taariikhiga ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kuwaas oo u codeeyay in calankooda uu ka mid noqda calamada ka lusha dibedda dhismaha Qaramada Midoobay. Safiirka Falastiniyiinta u fadhiya Qaramada Midoobay, Riyad Mansur, ayaa sheegay in codenytani ay astaan u tahay taageerada caalamka uu u hayo dadaalka lagu doonayo in lagu helo dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin. Balse Israa’iil ayaa arrintan ku tilmaantay mid astaan un ah oo aan waxba soo kordhin doonin, Safiirkeeda u fadhiya Qaramada Midoobay, Ron Prosor, ayaa sheegay in Falastiniyiintu ay dowlad ku gaari karaan oo kaliye wadahadallo toos ah oo ay Israa’iil la yeeshaan.
Related posts:DAAWO;-Maamulka Magaalada Gabiley Oo Kharashkii Ku Bixi Jiray Xuska 18mayku Caawiyay Bulshada Beeral... Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Jabuuti Oo Qaabiley Dhigiisa Arimaha Somaliland Oo Ku Sugan Jabuuti! Daawo:Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Hadalo Ka Soo Yeedhay Masuuliyiin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|