|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibada Ciidul Adxa Oo si weyn Loogu Ciiday Gobolka Gabiley iyo Masuuliyiin Tiro Badan oo kala Soo Qayb Galay Munaasibada Ciida .+Daawo-Sawiro
September 24, 2015 - Written by Editor:Gabiley-Wajaalenews- Kumanaan ka mida dadweynaha ku dhaqan gobolka gabiley oo isku soo dareeray tukashada Salaada ciidul Adxada ah ee Yoomul Carafa Waxa munaasibadan ciidul adxa kala soo qayb galay Duqa caasimada Gabiley Maxamed aamiin Cumar Cabdi , Badhasaabka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise Shiine . Wasiirka wasaarada warshadaha Shucayb Maxamed Muuse , Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo Maalgashiga Muuse Qaasim , Wasiir ku xigeenka wasaarada ciyaaraha , Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada , Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deeganka gabiley . Cuqaaal Waxgarad Waayeel iyo Kumanaan ka mid ah Dadweynaha ku dhaqan Gabiley . Related posts:DAAWO;-Shacabka Caasimada Hargeysa Oo Ka Dareen Celiyay Cida Uu Noqonayo Maayarka Cusub Ee Hargeysa! Madaxweyne Muuse Biixi oo kulan la Qaatay Wufuud Ka Kala Socota Qaramada Midoobay iyo Urur-goboleedk... Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Ganacsade Cabdiqaadir Xaashi Cilmi Oo Ku Geeriyood... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|