Munaasibada Ciidul Adxa Oo si weyn Loogu Ciiday Gobolka Gabiley iyo Masuuliyiin Tiro Badan oo kala Soo Qayb Galay Munaasibada Ciida .+Daawo-Sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibada Ciidul Adxa Oo si weyn Loogu Ciiday Gobolka Gabiley iyo Masuuliyiin Tiro Badan oo kala Soo Qayb Galay Munaasibada Ciida .+Daawo-Sawiro
September 24, 2015 - Written by Editor:

Gabiley-Wajaalenews- Kumanaan ka mida dadweynaha ku dhaqan gobolka gabiley oo isku soo dareeray tukashada Salaada ciidul Adxada ah ee Yoomul Carafa Waxa munaasibadan ciidul adxa kala soo qayb galay Duqa caasimada Gabiley Maxamed aamiin Cumar Cabdi , Badhasaabka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise Shiine . Wasiirka wasaarada warshadaha Shucayb Maxamed Muuse , Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo Maalgashiga Muuse Qaasim , Wasiir ku xigeenka wasaarada ciyaaraha , Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada , Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deeganka gabiley . Cuqaaal Waxgarad Waayeel iyo Kumanaan ka mid ah Dadweynaha ku dhaqan Gabiley .

DSCN6029 DSCN6028 DSCN6026 DSCN6020 DSCN6019DSCN6017 DSCN6014 DSCN6011 DSCN6010 DSCN6004 DSCN6003 DSCN6001 DSCN6000 DSCN5998

 

DSCN5986 DSCN5989DSCN5939DSCN5941DSCN5934DSCN5935DSCN5943DSCN5936DSCN5946 DSCN5991 DSCN5992 DSCN5993 DSCN5981 DSCN5973 DSCN5964 DSCN5961 DSCN5955 DSCN5947 DSCN5948 DSCN5951 DSCN5952 DSCN5954

COMMENTS
LINKS