|
|||||
WAJAALE NEWS
Militariga Turkiga Oo Gudaha U Galay Ciraaq
September 9, 2015 - Written by Wariye:
Turkiga ayaa ku eedeeyay falaagadan inay ka dambeysay weeraro bambaanooyin wadada dhinaceeda la dhigay loo adeegsaday oo Axaddii iyo salaasadii shalay ay ku dhinteen 16 ka mid ah milatariga dalkaas iyo 14 boolis ah Iyagoo aan faahfaahin badan bixin ayaa saraakiisha Turkigu waxey sheegeen in ciidamadoodu ay gudaha u galeen Ciraaq iyagoo baacsanaya xubno ka tirsan xisbigan oo Turkiga laga mamnuucay. Jabhadda PKK ayaa dagaal kula jirtay Turkiga tan iyo sanadkii 1984tii, waxaana colaadda labada dhinac ku dhintay tan iyo markaa -dad lagu qiyaasayo 40 kun oo qof. Wajaalenews.net COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|