Mala Odhankaraa Xukumada Somaliland Wayku Adkaatay In Ay Shacabkeeda U Sheegto Maslaxada Kujirta Kiraynta Haamaha Shidaalka? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mala Odhankaraa Xukumada Somaliland Wayku Adkaatay In Ay Shacabkeeda U Sheegto Maslaxada Kujirta Kiraynta Haamaha Shidaalka?
September 22, 2015 - Written by Wariye:

xukumadu way kiraynkartaa way iibinkartaa cid gaarana way siinkartaa

tan iyo intii uu bilaabmay muranka haamaha shidaalku waxaynu

warbaahinta ka maqlaynay masuuliyiin xukumada katirsan oo difaacaya

wareejinta haamaa ereyada difaacooda ay u adeegsanayeena waxaka mid

ahaa

cidna loo joojinmaayo

cidii ka hortimaada talaabo adagbaa laga qaadi

qodobka 12 naad e distoorka ayaa ogol

xukumadu hantida qaranka iyadaa kamasuul ah

xukumadu way kiraynkartaa way iibinkartaa cid gaarana way siinkartaa

hadaba shacabka somaliland ereyadaa an korkusoosheegay maku qancikaraan?

miyaanayse haboonayn in xukumadeeno shacabka usheegto maslaxada

kujirta kiraynta haamaha dal ahaan iyo dad ahaanba?

allah mahadle sayid cumar ibraahim

sayid cumar <448199az@gmail.com

COMMENTS
LINKS