Halkan Ka Dhagayso:- Dadwayne Gadoodsan Oo ku Mudaharaaday Xil. Xasan Cawaale Iyo Ereyadii Ay ku Dhawaa qayeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Dhagayso:- Dadwayne Gadoodsan Oo ku Mudaharaaday Xil. Xasan Cawaale Iyo Ereyadii Ay ku Dhawaa qayeen.
September 13, 2015 - Written by Wariye:

Hargeisa(Wajaalenews):- dadwayne cadhaysan oo mar kaliya ku gadooday xildhibaan xasan cawaale caynaan.

Qaar kamid ah bulsho waynta ku dhaqan magaalada hargeisa oo ka cadaysan taageerida uu u hayo mooshinka haamaha shidaalka oo mar kale la horkeenay golaha barlamaanka Somaliland .

Dadkan oo aad u cadhaysnaa ayaa ku tuurayay dhagax iyo waliba hadalo cay ah.

 

Sidoo kalena waxaa ay ku timameen in aanu warbka ka hayn bulshadii soo dooratay oo aanu waxaba kala socon arimahooda

Iyo rabitaanka gobolka uu ka soo jeedo.

 

Xasan cawaale ayaa isla sanadkan gudahiisa lagu dilay xarunta madaxtooyada dhaxeeda oo in mudo ahba dhulka u jiifay nabaradii ka soo gaadhay qaar kamid ah ciidamada madaxtooyada oo si wada jira gacan u saaray.

xasan

Xil,xasan cawaale oo ka soo jeeda gobolka gabilay kana mid ahaa xildhibadii mooshinka haamaha shidaalka diidanaa ayaa maalintii shalay hor kacayay mooshinka haamaha shidaalka in dib loo soo celiyo.

 

 Halkan Guji Oo ka dhagayso

 

Wajaalenews.net

Hargeisa office

Wariye: Abdulkadir Habane

COMMENTS
LINKS