Halkan Ka Akhri Qoraalkii Guddoomiye Cirro U Gudbiyay Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirguddoonku Isku Khilaafay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Akhri Qoraalkii Guddoomiye Cirro U Gudbiyay Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirguddoonku Isku Khilaafay
September 7, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) -Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa hanaan sharciyaysan uga jawaabay digreetada Madaxweyne Siilaanyo ku hor istaagay qaraarkii wakiilladu ku diideen in la wareejiyo haamaha shidaalka Berbera.

Warqadda ayaa khilaaf ka dhex abuurtay shir guddoonka iyadoo labada kuxigeen oo xukumadda taabacsan Mr Cirro ku dhaliileen dib u celinta warqadda Madaxweynaha Somaliland.

Qoraalka Cirro ku jawaabay ayaa sidan u dhignaa:

jawaab-sharci

COMMENTS
LINKS