Guddoomiyaha XISBIGA KULMIYE Oo Xilal Cusub Magacaabay Iyo Masuul kamida Bahda Warbaahinta Oo Kamida Xubnaha La Magacaabay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha XISBIGA KULMIYE Oo Xilal Cusub Magacaabay Iyo Masuul kamida Bahda Warbaahinta Oo Kamida Xubnaha La Magacaabay.
September 1, 2015 - Written by Editor:

REF: XK/XGX/0042136/2015                                                                           Date: 01/09/2015 

 

Ku: Amiin Muuse Xirsi                     Gabiley

Ku: Xasan Cabdillaahi Xirsi             Burco

Ku: Axmed Ismaaciil Jaamac          Awdal

Ku: Maxamed Cawad Faarax           Ceerigaabo

Ku: Axmed Maxamed Daadey          Laascaanood

Ku: Saalax Muxumed Idiris             xarunta dhexe ee xisbiga

Ku: Cali Jaamac Maxamed               Xarunta dhexe ee xisbiga

Og: Sahal Aadan Maxamed              Burco

Og: Muuse Carab Dugsiiye              Awdal

 Ujeeddo: Magacaabid xilal

Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 01/09/2015, waxa loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran mid walba xilka ku hor qoran.

  1. Amiin Muuse Xirsi –   Guddoomiyaha Gobolka Gabiley
  2. Xasan Cabdillaahi Xirsi –   Guddoomiyaha Gobolka Togdheer
  3. Axmed Ismaaciil Jaamac –   Guddoomiyaha Gobolka Awdal
  4. Maxamed Cawad Faarax –   Guddoomiyaha Gobolka Ceerigaabo
  5. Axmed Maxamed Daadey – Guddoomiyaha Gobolka Sool
  6. Cabdillaahi Maxamuud Guray – Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Sool
  7. Jaamac Dheeg Cartan –  Xoghayaha Gobolka Sool
  8. Saalax Muxumed Idiris (Shiine) – Xidhiidhiyaha (Co-ordinator) Gobollada iyo xarunta Dhexe ee xisbiga KULMIYE
  9. Cali Jaamac Maxamed – Madaxa warbaahinta (media) ee xarunta xisbiga KULMIYE.

Guddoomiyayaashii horena waxa looga mahadcelinayaa sidii wanagsanayd ee ay noola soo shaqeeyeen, iyaga oo soo gali doona xarunta dhexe ee xisbiga.”

ALLAH                 MAHAD             LEH

MUUSE BIIXI CABDI

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE

 

COMMENTS
LINKS