Dhalinyaro Uu Wasiir Maxamuud Xaashi Kasoo Abaabulay Magaalada burco Oo Hargaysa ku Sugan Iyo Shirar Ay Galeen oo La Sheegay In ay lid Ku Yihiin Hogaaminta Madaxwayne Siilaanyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyaro Uu Wasiir Maxamuud Xaashi Kasoo Abaabulay Magaalada burco Oo Hargaysa ku Sugan Iyo Shirar Ay Galeen oo La Sheegay In ay lid Ku Yihiin Hogaaminta Madaxwayne Siilaanyo.
September 17, 2015 - Written by Editor:

Waxaa Magaalada Hargaysa ku sugan dhaliyaro u baabulan habqabiil oo kasoo kicitimay magaalada burco iyadoo la xusay in uu safarkoodu daaran yahay sidii maxamuud xaashi taageero loogaga raadin lahaa midkamida beelaha ay siyaasad wadaaga yihiin madaxwayne siilaanyo

Tirada dhalinyarada ayaa lagu sheegay in ay gaadhayaan 30xubnood kuwaasi ooilaa maanta galinkii hore ilaa kii danbe shirar  lagalay dhigooda oo iyagu taabacsan gudoomiye muuse biixi

wasiir maxamuud xaashi ayaa mudooyinkii udanbaysay bilaabay shirar iyo abaabulo lidku ah hogaaminta madaxwayne siilaanyo o isagu sharaxan teeramkan inagu soo socda

Arinta ayaa la sheegay in ay  abuuri karto in cidkasta oo xukuumada kamidihi iyaguna bilaabaan abaabul qabiil oo micnaheedu noqonaysa in hadiiba ay wasiirada madaxwayne siilaanyo qabanayaan shirar siyaasadaysan salkana ku haya habqabiil aan laga horjoogsan karin mucaaridka iyo cista oo doonta maadaama ay jideeyeen wasiir ay madaxwayne siilaanyo isku haybyihiin bulshadu ku tilmaamta xubnaha qaybta ka ah dhalilaha loosoo jeediyo madaxwayne siilaanyo badankooda kuna guul daraystay shaqadii loo magacaabay inkasta oo aan wali madaxwaynuhu xilka ka qaadin

waxa kale oo isla sidan oo kale uu usoo abaabulay shir dhaliyarada jamacadaha dhigata ee jufadiisa hoose kuwaasi oo ku kala jabay qorshihii wasiir maxamuud kuna tilmaamay wasiir fidno ka dhexwada beelaha walaala ah ee habar jeclo.

Xubnaha dhalinyarada  wasiirku soo abaabulay ayaa la sheegay in ay kamid yihiin qaarka tirsan shaqaalaha dawlada, haayadaha madaxbanaan iyo xubno ururada bulshada madaxka ah.

 

Cabdiqadir cabdiraxmaan

hargaysa somaliland

COMMENTS
LINKS