Daraasad Cusub:Maxay ka qalinjebiyaaan?­­,Maxayse u qalinjebiyaan? yayse u qalinyebiyaaan?.mukhtaar nadaara. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daraasad Cusub:Maxay ka qalinjebiyaaan?­­,Maxayse u qalinjebiyaan? yayse u qalinyebiyaaan?.mukhtaar nadaara.
September 22, 2015 - Written by Wariye:

waxaaana xaqiiqa aduunka in marka uu aradaygu ka baxo jaamacad uu noqonaayo arday ku filan oo kifeeya naftiisa iyo danahiisa nafeed mida eheleed

waxaaan salaan ku maamuusayaa dhamaan ummadda soomaliland qaran joog iyo qurbo joogba meelkasta oo aya daafaha iyo dacaladda aduunka kaga noolyihiin.

salaaan ka dib waxaaan doonayaaa inaaan manta  qalinka u yar hosho qoraaal kooban oo aan ugu duluc eegayo xaalad aan aad ula yaabay oo dalka ka taagan isla markaana u baaahan ka hadal iyo ka hadal xogogaaleed.

taas oo aha ardaydan qiimaha mudan ee soomaliland waxa ka barata taas oo aan  ugga danleeyaho waxa barashadaan qaadanaysa wakhtigga badan iyo waayaha kala duwan ee uu soo marayo ardaygga ka baxaya jaamacadaha dalkeenaan hooyo ka dhisan oo aya sanad kasta ay ka baxaan araday   ka badan 5000 oo

arday kuwaas oo hadanna  aya miciin iyo ciirsiba ka dhigta fadhigga maqaaxiyaha iyo dul ceegaaga gurigii  ay ka soo hangagaareen oo hadda loo baahnna inay caawiyaan oo waxtaraan reerka iyo naftoodaba  laakiin waxay  heereerka  ka dul abuuraaan buuq iyo waxa doonitaan nafeed , taas oo hubaashii aana loo baahnayn inay dhacdo inta badan ardaydda .

waxaaana xaqiiqa aduunka in marka uu aradaygu ka baxo jaamacad uu noqonaayo arday ku filan oo kifeeya naftiisa iyo danahiisa nafeed mida eheleed iyo mida deegaameedba, xaqiiqdii hubaaleed  manta waxaa la yaab leh labo aan is qaban oo aha  habeenkasta oo aan tvga daawato waxaad arakaysa xalafad jaamacad lagga qalin jebinaayo hadanna waxaad beri arkaysaa kii jaamacadda ka qalinjebiyaay oo kuwaydiinayaa shaxaad shaaha weliba ileen shaxaad kaa kala duwane taas oo aad ka dareemayso in aanay kala sarayn  aqoontu sababayso aanay jirinba .

hubaashii  waaad la yaabaysaa hadaad u fiirsato xaalka dhalinyaradu ku sugantahay oo ay kala goosteen qaad qaabyaalad tahriib iyo shaqolaaan  .

weliba waxaa usii daran ileen dadku isukuma jiraaan kuwii jaamacadaha ka baxay oo ay dalxiis u noqotay tahriib oo ay  faan u noqotay shaxaad oo ay ehel unoqotay  dhaxan baraf iyo saxare is huwan .

waalidkiina ay  eegmo unoqotay  inaankaagii tahriib oo ay socod unoqotay waxa u ururi oo ay faan u noqotay maxaan sameeyaaa iyo walbahaar xaaladeed ,sidaaa daraadeed maxaa loo Maxay ka qalinjebiyaaan?­­,Maxayse u qalinjebiyaan? yayse u qalinyebiyaaan?.

mawduucan ayaan siii wadi doonaa haddii alle idmo intii xiisaha lahaydna way danbaysaaa iinsha allah ee la socod wacan .

Mukhtaaar Mahamed Jama X Diiriye  M.Nadaara.

mob.0634431347.

email. mukhtaar _1991@hotmail.com

burco soomaliland.

COMMENTS
LINKS