|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Taliska Asluubta oo Laascaanood u Tegay Maxaabiis baxsatay Iyo Dhaawac Cisbitaalka Laascaanod la Keenay.
September 23, 2015 - Written by Editor:LAASCANOOD(Wajaalenews) Taliye Ku Xigeenka 2aad ee Ciidanka Asluubta Somaliland Gaashaanle Sare Cali Cumar Axmed iyo Saraakiil kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Shaqo maanta ku tagay Magaaladda Laascaanood,si ay ugu Kuurgalaan Maxaabiiis ka baxsaday Xabsiga Magaalada Laascaanood. Sidoo kale Waxaa Cisbitaalka Magaalada Laascaanood la Keenay Hal Qof oo ku Geeriyooday iyo 8 Qof oo ku Dhaawacmay Dagaal laba ardaa oo Walaalo ah ku dhex maray Deegaanka Qorilley ee Gobolka Sool. Related posts:Urur Gobaleedka IGAD Oo Warbixin Ka soo Saaray Rabshadihi Magaalada Muqdisho ka dhacay maalintii Sha... Madaxweynaha JSL Oo Ka Qayb Galey Hadhimo Sharaafeed Madaxweyne Geele Ku Maamuusey Madaxweynayaashii... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Waxgarad Iyo Dhalinyaro Kasoo Jeeda Degma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|