|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Fanaaniinta Xidigaha Geeska Ee Muqdisho Tegay Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Gudoomiyaha Kooxda Oo Ka Hadlay
September 27, 2015 - Written by Editor:Fannaaniinta la xiray ayaa kala ah Nimcaan Cabdiraxmaan(Nimcaan Hillaac), Xamda Cabdikariin (Xamda Queen), Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) iyo Cabdiraxmaan Caydiid Oday. guddoomiyaha fannaaniinta Xidigaha Geeska Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) oo ka hadlay xadhigooda ayaa sheegay in sababtu ay tahay maadaama ay fannaaniintu bandhig fanneed ku soo dhigeen magaalada Muqdisho. Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) ayaa sheegay in fannaaniintu aysan wax siyaasad ah ku lug lahahyn. Related posts:DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Booqasho Ugu Tagay Qoysas Madaxwaynuhu Dhulkoodii Ku Hayso Oo Tac... Wasiir Faratoon Oo Sheegay Inuu Mararka Qaar Weji Gabax Kala Kulmo Xogta Is Khilaafsan Ee Somaliland DAWO; "Warbaahintu Waa Inay Fahamtaa Sidii Ay Dalkeeda U Difaacan Lahaayeen, Waayo Weerarku Waa Inag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|