|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wakaalada Sahaminta Hawada Sare Ee NASA Oo Sheegtay In Meeraha Mars Uu Biyo Leeyahay.
September 29, 2015 - Written by Editor:Washington, (Wajaalenews/Agencies):- Wakaalada sahaminta hawada sare u qaabilsan dalka Maraykanka ayaa sheegtay in meeraha Mars biyo leeyahay, waxaanay wakaalada NASA sidaa ku sheegtay shir saxaafadeed ay ku qabteen xaruntooda dalka Maraykanka ee Magaalada Washington. Jim Green, oo ah Mareeyaha Cilmi baadhista Meerayaasha ee wakaalada NASA ayaa farxad wayn ka muujiyay, guulo uu sheegay in baadhitaano badan oo la sameeyay lagu gaadhay, waxaanu tilmaamay in meeraha Mars aanu ahayn sidii la moodayay inuu meel qalalan yahay, balse biyo uu leeyahay oo cadymo buuxa ay heleen.
Related posts:XOG CUSUB ;Kala Dheeranta Kordhinta Baanka Ee Isticmaalka Shilling-ka Iyo Qiimaha u Dollarka Ugu sar... ‘Xisbiga Kulmiye Hoggaankiisu Haddii Uu Jebiyo Derbiga Qori Isu Dhiibka ah Ee Beelo-gaashaanbuuraysa... Warbixin Laga Helay Baadhitaanka Ay Dawladaha Midawga Yurub Ku Dabagaleen Shirkadii Daabacdey Waraaq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|