DAAWO-:- Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Gobalka Saaxil Oo Xukuumada Uga Digey Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO-:- Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Gobalka Saaxil Oo Xukuumada Uga Digey Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera.
September 17, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Qaarkamida madaxdhaqameedka gobolka saaxil oo maanta shir jaraa,id ay ku qabteen magaalada hargaysa si adag uga hadlay arinta wareejinta haamaha shidaal iyagoo xukuumada ku dhaliilay saamiga ay beesha saaxil ku leedahay xukuumada siilanyo sidoo kale waxay taageero u muujiyeen golaha wakiilada sidii geesinimada lahayd ee ay udiideen dhaxal wareejinta berbera,

https://youtu.be/vEQaJ3vVjnI

COMMENTS
LINKS