|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Muuqaal Naxdin leh Ganacsade Laga Helay Maydkiisa Oo Deldelan Dooxa Hargeysa.
September 3, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Alle naxariistiisa Janno ha ka waraabiye ganacsade magaalada Hargeysa ku lahaa meherad Bakhaar ah ayaa maydkiisa oo deldelan laga helay Dooxa Hargeysa. Ninkan ayaan ilaa hadda la ogoyn in cidi deldeshay iyo inuu isagu is deldelay. Marxuumka oo magaciisa lagu sheegay Dhoodaan, ayaa la sheegay in Meherad Bakhaar ah oo lagu iibiyo qalabka dhismaha uu ku lahaa Suuqa Hargeysa. Ilaa hadda xog lagama hayo sababta keentay iscasilaadiisa. Muuqaal laga soo duubay ayaa muujinaya dadweyne ku soo ururay maydka oo ka laalaada geedka uu ku deldelnaa, taas oo aakhirkii dambi baadhista iyo Boolisku ka furay. https://youtu.be/njqacyz1_Pg
Related posts:Sh. Barbaraawi Oo Ka Hadlay Dagaal Golaha Ku Dhexmara Xildhibaanada Iyo Sida Ay Bulshada Ugu Micneey... DAAWO; War Naxdinle Sedex Caruura Oo Walaalo Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Iyo Aabaha Dhalay Caruurt... DAAWO; Warbixin Ku Saabsan Khilaafka KULMIYE Si Weyn-na U Gorfaynaysa Suurtagalnimada Qabsoomidda Sh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|