DAAWO : Milicsiga Ballan-Qaadyadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dhicisoobay Iyo Balanqaadkii Madaxbanaanida Baarlamaanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO : Milicsiga Ballan-Qaadyadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dhicisoobay Iyo Balanqaadkii Madaxbanaanida Baarlamaanka.
September 16, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxweynaha Somaliland ee Haatan Talada haya Axmed Siilaanyo ayaa sanadii 2004 Xiligii Ololaha Doorashooyinkii Golaha Baarlamaanka sameeyey Balanqaadyo badan oo ka mid ahaayeen Madaxbanaanida Baarlamaankan ay hada baabiisey Xukuumadiisu .

Xiligan waxa uu ku Sugnaa Dalka Maraykanka waxaanu sheegay inay rabaan in Baarlamaankani noqdo mid la xisaabtami kara xukuumada sidoo kalena aan la iibsankarin fuliyana sharciga Dastuurka iyo Balanqaadyo kale kuwaas oo dhamaantood Dhicisoobay .

https://youtu.be/3TAAahqnEyc

COMMENTS
LINKS