DAAWO DHACDO NAXDINLE ; Masaajidka Barakaysan Ee Xaramka kadib markii uu Wiish Ku soo Go,ay Sobobay Dhimashada 65 qof iyo154 Dhaawac ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO DHACDO NAXDINLE ; Masaajidka Barakaysan Ee Xaramka kadib markii uu Wiish Ku soo Go,ay Sobobay Dhimashada 65 qof iyo154 Dhaawac ah
September 11, 2015 - Written by Editor:

DAAWO DHACDO NAXDINLE ; Masaajidka Barakaysan Ee Xaramka kadib markii  uu Wiish Ku soo Go,ay Dhimashada 65 qof iyo154 Dhaawac ah

Ugu yaraan 65 qof ayaa ku geeriyooday 154 kalena waa ay ku dhaawacmeen gudaha masaajidka barakaysan ee xaramka ee magaalada Maka kadib markii caawa uu wish ku soo dumay masaajidka xaramka.

COMMENTS
LINKS