DAAWO ;Dadwaynaha Reer Gabiley Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Dhalinyaro Badhasaabku Lacag Ku Siiyey Cayda Guddoomiyaha Baarlamanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Dadwaynaha Reer Gabiley Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Dhalinyaro Badhasaabku Lacag Ku Siiyey Cayda Guddoomiyaha Baarlamanka
September 18, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews)– Dadweynaha ku dhaqan degmada Gabiley ayaa jawaab adag ka bixiyey, waxa ay ugu yeedheen dhalinyaro badhasaabkGabiley Mustafe Cabdi Ciise “Shiine” lacag ku siiyo cayda iyo aflagaadaynta guddoomiyaha Baarlamanka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi “Cirro”

Dadweynaha oo dhaqan foolxun ku sifeeyey badhasaabka oo adeegsanaya golaha degaanku, in cashuurtii degmada wax loogu qaban lahaa loo isticmaalo cayda madaxda iyo kala fogeynta ummadda. Waxaana ay intaa ku dareen in arintani timaada mar allaale marka xukuumadu ku fashilanto qorshe guracan oo ay dooneyso in ay ku meel-mariso sifo sharciga baalmarsan.

Haddaba, dadweynahan oo si adag ula hadlay guud ahaan xukuumadda iyo gaar ahaan badhasaabkaba , waxa haddaladoodu u dhacayaan sidan ee daawasho haboon:

COMMENTS
LINKS