|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Cisbitaalka Dhimirka Ee Magalada Gabiley Oo La Soo Gaadhsiiyay Deeq Furaashyo Ah.
September 10, 2015 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews0 Uruka Mutadawaciinta Ah Ee Samakaal Ee Gacanta Ku Haya Cisbitaalka Dhimirka Ee Magalada Gabiley Oo La Soo Gaadhsiiyay Deeq Furaashyo Ah. Wareejinta Deeqdani oo ay Goob jog Ka Ahaayeen Mayarka Gabiley Amiin Cumar Cabdi Gudoomiyaha uruka Samakal iyo Xubno ka mida isla Uruka Samakal iyo Marti sharaf Kale oo aad u tirio Bdan Waxa ugu horayn ka hadlay Halkaasi Safiya Muxumed Axmed oo kamida urur qurbajooga ah ee alkhayriya keentayna deeqdani. Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Xilkii U Kale Wareejiyay Isku duwaha Cusub E... DAAWO; EX Wasiir Cali Mareexaan Oo Iska Difaacay Eedo Musuq Maasuq Oo Ay kusoo Eedeeyeen Gudida I... DAAWO; Barnaamijka Qanci Dadkaaga Iyo Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Su'aalihii Ugu Adkaa La Wayd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|