|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaran Gaboobay Qalinkii:- Garyaqaan Cabdale Dahir Adan.
August 16, 2015 - Written by Editor:Weydiimo u yaal DHalinta iyo Odayaasha:- Qormadan oo dhamaanteed weydiimo ah waxa aan u dhaafayaa dhalinta iyo cida kale oo ah odayaasha, waxana aan rabaa in ay weydiimahaasi noqdaan kuwo furfuridooda ay labadaas dhinac isla meel-dhigaan, waayo furfuridu aniga oo kaliya iima taal ee waa mid u taal dhamaan bulshada Somaliland, waxana aan u diiday furfuridooda dhinac baan ka ahay, arinkan, sidaas darteen dhinacnimadaas aan ka ahay awgeed, weydiimahana waxa aan soo dhigayaa madasha iyo fagaaraha aan ku wada xaajoonayno labadeenaas dhinac. Weydiimihiina waa kuwan:-
Qalinkii:- Garyaqaan Cabdale Dahir Adan Chief Executive Officer:- Damal Legal Services Email:- cabdale1987@gmail.com Tell:- 063-4240180 16/08/2015
Related posts:Daawo: Wasiirka Arimaha Dibada MR Biixi oo Jawaab Ka Bixisay Baaq-yaddii Ay Beesha Caalamku Kaga Da... Wararkii U Danbeeyay 300 Oo Tahriibayaal Ah Oo U Badan Somaali Iyo Eretariyaan Oo Ku Dhintay Xeebaha... DAAWO: Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Shirka Somalia Uga Socda Dalka Jabuuti Iyo Qorsha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|