|
|||||
WAJAALE NEWS
Dumaasha kursiga Nin kii lahaa nool yahay. Hirdankiisa lagu Riiqday Ee Adduunka Badan ku Burburay…!
August 9, 2015 - Written by Editor:“ Qalin maal Cabdinaasir Axmed Ibraahim” Tii oo aannan ka tegayn milgaha iyo maamuuska qoraalka tolmoon, sharaf iyo qadarrinna u hayo madaxda Qarankayga. Waxa laga ma maarmaan noqotay, in aan jawaab u helo waydiimaha tiro-beelka ah ee maskaxdaydu igu soo celcelinayso ee ka dhakhsaha badan “xawaaraha Nalka.” Tan iyo bilowgii hirdanka dumaasha kursiga nin kii sii nool yahay, waxa aan arkayaa adduun faro weyn oo ummaddii lahayd; NB: lacagtii cashada, jaaska iyo kibir dhaadhiga ku baxday, waxa ay ummadda u jaraysay ugu yaraan 500. Booyadood oo biyo ah. Abwaan Axmed Saleebaan (bidde) hees uu curiyay ayaa tidhaa (HADDII XARAGADU KU QAADOO, HANKAAGU XIDDIGAHA KU GEEYO, WAX UUN BAA LA XEERIYAA!) COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|