|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Warbixin Xanbaarsan Xogo Culus Oo Iftiimisay Mad Madowga Mashruuca Macdanta Ee Simoodi.
August 9, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews)warbixinta ayaa ah mid dhinacyo badan taabanaysa iyadoo ay xanbaarsan tahay xogo culus oo wata Documentiyo daaha ka fayday qaladadka iyo sharci darada lagu dhoofiyo macdanta somaliland Waxa kale oo warbixintani waraysiyo kala duwan layeelatay dhamaan cida ay khusayso wasaarada macdanta company China ah ee ka qaybqaata dhoofintan macdanta iyo khabiiro caalamiyo oo ku takhasusay sharciyada macdanta. waa documenta ku saabsan mashruuca macdan qodista iyo dhoofinta simoodi. QAYBTII KOWAAD,Related posts:Daawo:Masuuliyiinta Hadhaaga Xisbiga Ucid Oo Munaasibad U Qabtay Taageerayaal Miisaan Leh Oo Ku Soo ... Daawo ; Murashaxa Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro oo ka Hadlay Mawqifkiisa Mudo Kordhinta Loo Samee... Saddexda Xisbi Qaran iyo Xukumadda Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Wakhtiga La Qabanayo Doorashooyink... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|