|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Maxkamadda Sare oo Kulan la Yeelatay Hogaamiyayaasha Sedexda Xisbi.
August 12, 2015 - Written by Editor:Maxkamadda Distooriga ah ayaa Maanta Kulan Wada tashi Waxay la yeelatay Madaxda Sadexda Xisbi qaran si ay u dhagaysato aragtidooda ku saabsan Qaraarkii Golaha Guurtida iyo soo Jeedintii Axsaabta qaranka taas oo lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare. Kulankaas ayaa Markii uu dhamaaday Waxaa Afka Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Qaranka ku hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Dhinaca Kale Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Distooriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa iftiimiyay Sababta dhalisay inay Kulankan la qaataan Sadexda Xisbi Qaran. Related posts:Wasaarada Maaliyada Oo Dib Magacawday Gudida Tacriifada oo Eng Maxamed Xaashi Kala Diray Shan Sano... DAAWO;-Qaarkamid Ah Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Fariimo Isbarkan U Diray Shacabka Reer Jabuuti. Saxaafada Madaxa-banaan Ee Ka Hawlgasha Magaalada Hargaysa Iyo Hay'adaha Xuquuqal Iinsaanka Oo Si Ad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|