|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO:Dadweynaha Tog-Wajaale Oo Soo Dhaweeyay Horumar Balaadhan OO Uu Hirgaliyay Maamulka Degmadaasi,
August 11, 2015 - Written by Editor:Tog-Wajaale(Wajaalenews) Magaalada Tog-wajaale oo ah Xarunta ganacsiga somaliland horena uga aradnaan jirtay adeegyada bulshada ayaa haatan waxaa ka socdo horumar balaadhan oo uu horseed ka yahay maamulka dhawaanta loo magacaabay degmadaasi . Dadwaynaha Degmada togwajaale ayaa si aad ah u soo dhaweeyay horumarkaasi laga hirgaliyay magaalada togwajaale hadaba halkan hoose ka daawo warbixintaasi oo dhamaystiran, https://youtu.be/l0LExQscbjI Related posts:DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La la Yeeshay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Js... Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Qaarada Yurub Oo Banaan Bax Lagu Taageerayo Madaxbanaanida Jsl Ka Hor... Daawo:Siyaasiga Aadan Ruush Oo Sheegay 'Gabilay Waa Halkii Af-weyne Laga Riday Ee Rayaale Laga Riday... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|