|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Walaac Ka Muujiyay ku Tagrifalka Hantida Umada,
August 22, 2015 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews) Xildhibaano ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa walaac xoogan waxay ka muujiyeen xaalada hantida dadweynaha. Bayaan ay ku saxeexan yihiin shan iyo tobban xildhibaan oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, kaas oo ay ku muujinayaan xaaladda ay ku sugan tahay hantida ummadu, oo mudanayaashu ay ku sheegeen in xukuumaddu ay u adeegsatay sifo sharciga baalmarsan. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan xildhibaannada golaha wakiillada Somaliland ayaa warbaahinta u bandhigay bayaankan. https://youtu.be/u9rGhxihhnc Related posts:Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Masuuliyada Dawlada Hoose Ay Kamid Tahay Gacan Ku Haynta D... Wixii Ka Dhacay Gobolada Canfarta Iyo Axmaarada Kaliya Ma Aha Guuldarada Soo Gaadhay Kooxda TPLF Iyo... “Qaranku Muu Jabin, Ciidankeenuna Muu Jabin, Ee Marka Arimahan Oo Kale Ay Dhacaan, In Isbedel Yimaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|