|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Ibraahim Axmed Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Warbixin Ay Guddida Ilaaladda Hantida Qaranka Golaha Horgaysay Waxa kale Oo Uu Dhaliilo Culus Usoo Jeeday Hab Maamulka Hamaha Shidaal.
August 29, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Mudane Ibraahim Axmed Haybe oo ka mid ah MUdanayaasha Golaha Wakiiladda SOmaliland ayaa si adag uga hadlay warbixin ay guddida ilaaladda Hantida Qaranku maanta horgeysay golaha Wakiiladda SOmaliland. Mudane Haybe oo ka mid ah mudanayaal Guddidaasi ka tirsan oo aan isagu saxeexin warbixintaasi ayaa sheegay in 18-kii bilood ee ina dhaafay ay Haamaha shidaalka ee Berbera soo saareen 24 Million,dollar isla markaana waxyaabo lagu soo kordhiyay Haamaha Shidaalka ee magaalada Berbera aan loo marin habkii sharciga ahaa ee qandaraasyada, isla markaana Maareeyaha hay’adaasi uuni iska maamushay. isaga oo Mudane Haybe ka hadlaya waxa uu yidhi. Warbixinta anigu maan saxeexin gudida inteeda badani way saxeexday hase ahaatee anigu warbixntii wan ku qanci waayay sobobahan soo socda awgeed. waxaanu ka hadlayay waxay haamaha shidaalka ee berbera gudiddu meesha way tagtay waxaanu soo arag in meeshaa maamul iyo nidaam xisaabeed aanu jirin.meelo wax laga qabqabtay oo ishu qabanayso way soo arkeen, wuxuna maareeyuhu u cadeeyay in ay soo gashay in 18-kii bilood ee ina dhaafay ay Haamaha shidaalka ee dekeda Berbera soo saareen 24 Million, Xildhibaan ibraahim ayaa gudida ku dhaliilay habka ay uso coto Isagoo sheegay in ay umuuqdaan kuwo dano kale fulinaya isagoo xusay in gudidooda lafteeda ay fartu ku godan tahay baryahan, Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|