DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo burco kaga dhawaaqay biyo dhaamis | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo burco kaga dhawaaqay biyo dhaamis
August 1, 2015 - Written by Editor:

Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse oo uu wehelinaayo Wasiirudawlaha Maaliyada Cadaani ayaa burco kaga dhawaaqay Biyo dhaamis degdeg ah oo uu madaxweynuhu iclaamiyey maanta 01.08.2015 in guud ahaan goobaha ay ka jirto biyo la’aantu la gaadhsiyo booyadaha biyaha dhaamiya loona gurmado shacbiga iyo xoolaha ooman.

COMMENTS
LINKS