|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Mareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ka Warbixiyay Dayactir Lagu Samaynayo Qaybo Kamida Haamaha Iyo Masuuliyiin kormeer ku Tagay.
August 18, 2015 - Written by Editor:BERBERA(Wajaalenews)-Maareyaha Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera Saleebaan Siciid Cali oo ay wehelinaayaan masuuliyiinta Gobolka Saaxil, Degmada Berbera iyo Maamulka Sare ee Dekeda Berbera ayaa maanta kormeeray taangiyo kamida kuwa shiidaalka lagu keydiyo oo dayactir balaadhan lagu wado.waxa kaloo ay masuuliyiintani ay kormeeren shaybaadhka lagu baadho tayada shiidaalka kasoo daga haamaha shiidaalka Berbera. Related posts:DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Khudbad Jawaab Celin Ah Iyo Kaftan Xanbaarsan Ka Jeediyay Madas... Warbaahinta Caalamka Oo Bedka Soo Dhigtay Su,aalo laga Waydiiyay Hantida Musuq Maasuq Ee Uu Haysto ... Emaraadka Oo Soo Dhaweeyay Golaha Iskaashiga Wadamada Badda Cas, Xili Somaliland Ku Gacan Saydhay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|