DAAWO: Guurtida oo Sheegay Kulan Ay Madaxweynaha la yeesheen Inay Ka Diideen Ka Noqoshada Go’aankii Mudo Kordhinta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Guurtida oo Sheegay Kulan Ay Madaxweynaha la yeesheen Inay Ka Diideen Ka Noqoshada Go’aankii Mudo Kordhinta.
August 6, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta kulan ku saabsan Go’aankii Guurtida ee Muddo kordhinta waxa uu la yeeshay Gudiga joogtada ah ee Golaha Guurtida, iyadoo kulankaa ka bacdi ay xubnaha guurtida ee Madaxweynaha la kulmay sheegeen inay Madaxweynaha ka diideen ka noqoshada Go’aankoodii.

 

COMMENTS
LINKS