Daawo ;Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqay Ciyaartoyga Gobolka Xaysimo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo ;Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqay Ciyaartoyga Gobolka Xaysimo.
August 31, 2015 - Written by Editor:

Laascaanood-(Wajaalenews)-Guddoomiyaha Xisbiga Tallada Haye Ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Agab Ciyaareed Oo Kala Duwan Ugu Deeqay Ciyaartoyga Gobolka Xaysimo Ee Jamhuuriyadda Somaliland, Iyada Oo Isla Maanta Agabkaas Ciyaareed La Guddoonsiiyey Maamulka Gobolka Xaysimo, Isla Markaa Loo Qaybiyey Kooxda Kubadda Cagta Ee Gobolka Xaysimo Uga Qayb Geli Doonta Tartanka Kubadda Cagta Ee Gobollada Jamhuuriyadda Somaliland, Tartankaas Oo Dhawaan La Qabando.

COMMENTS
LINKS