|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhacdooyinkii Maanta Iyo Mo Faarax Oo Ka Badbaaday Ciyaartoy Isku Dayay In Uu Suul Daareeyo Wareegii U Danbeeyay.
August 22, 2015 - Written by Editor:DAAWO; Dhacdooyinkii Maanta Iyo Mo Faarax Oo Ka Badbaaday Ciyaartoy Isku Dayay In Uu Suul Daareeyo Wareegii U Danbeeyay. Orodyahanka caanka ah ee mo faarax ayaa maanta wacdaro ka dhigay tartanka ciyaaraha fudud ee aduunka isagoo ku gulaystay bilada Dahabka hadaba intii lagu jiray orodka qaybtiisii ugu danbaysay ayaa si xaaladaysan markii uu ku dhaqaaqay xawaarihiisi ugu danbeeyay waxaa si hoose cagta ugu orodyahan reer kenya kaasi ayaan ku guulaysan in dhulka dhiga MO FAARAX
HALKAN KA DAAWO DHACDADAA. https://youtu.be/xRd2Zkb9_Mg Related posts:DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Ka Warbixiyay Adeeg Cusub Oo Ay Dawlada Hoose Soo Kordhisay Iyo Fariin... Daawo: “Dhibatooyinka Dalka Ka Jira Waxaa Lagaga Bixi Karaa Xisbiga Wadani Oo La Doorto”.Siyaasi Buu... Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Somaliland Iyo Dadka Muslimiinta Ku Hanbalyeeyey Munaasibada Ciidal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|