|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Dhacdo Layaable Lamaanihii Ugu Da,yaraa Ee Iscalmada Dunida Oo Habeenkii Xalay Arooskoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
August 7, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada hargeisa ka dhacday dhacdo nadir ku ah magaalada hargeisa iyo dunidaba oo aqal galkoodu ahaa wiil iyo gabadh dunida iska calmaday oo da doodu tahay 11 jir iyo sadex iyo toban jir oo ay hore iskugu diideen dadkii ay kaso kala jeedeen laakiinse markii danbe ay isku meherisay maxkamada degmada hargaysa dhacdadan ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay aad looga hadal hayay meelaha ay bulshadu ku kulanto, Related posts:Wasiirada Arimaha Dibada iyo Maaliyada Itoobiya oo Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynaha Somal... “Waxaan Hambalyaynaa Akhyaarta Tagtay Boorama, Ee Ka Hor Tagay Qaska Inyar Ee Wax Ma Garatada Ahi” G... DAAWO; Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Jsl Oo ka Hadlay Dab Ka Kacay Qayb Kamida W, Warfaaf... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|