DAAWO ;Dhacdo Layaable Lamaanihii Ugu Da,yaraa Ee Iscalmada Dunida Oo Habeenkii Xalay Arooskoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Dhacdo Layaable Lamaanihii Ugu Da,yaraa Ee Iscalmada Dunida Oo Habeenkii Xalay Arooskoodu Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
August 7, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Waxaa habeenkii xalay  ahaa magaalada hargeisa ka dhacday dhacdo nadir ku ah magaalada hargeisa iyo dunidaba oo aqal galkoodu ahaa wiil iyo gabadh dunida iska calmaday oo da doodu tahay 11 jir iyo sadex iyo toban jir oo ay hore iskugu diideen dadkii ay kaso kala jeedeen laakiinse markii danbe ay   isku meherisay maxkamada degmada hargaysa

dhacdadan ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay aad looga hadal hayay meelaha ay bulshadu ku kulanto,

COMMENTS
LINKS