|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Warar Sheegay In Xilka Laga Qaaday Isaga iyo Xamarje, Dhaliilayna Hanaanka Loo Sugo Amniga Madaxweynaha
August 6, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) -Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa xukumadda ku eedeeyay inay faafisay warar xalay soo baxay oo sheegayay in xilka laga qaaday Mr Boobe iyo Xamarji oo waddani ka tirsan. Warqad lagu faafiyay baraha bulshada iyo mareegaha wararka qaarkood ayaa lagu sheegay in xoghayaha guud ee waddani xilalka ka qaaday Mudane Boobe iyo Xamarji, iyadoo lagu eedeeyay khiyaamo xisbi,balse warqaddaasi mid la been abuuray ayaa ku tilmaamay Boobe. https://youtu.be/3PAOXy6vw4Y
Related posts:Runtii Gobolka Gabiley Waan U Mahad Naqayaa Waayo Hadii Aydaan Codna Siiseen Doorashadii Golaha Deeg... DAAWO;-Dr Gaboose Oo Dhaliilay Banaan Baxa Ay Wadaan Xisbiyada Mucaaridku Iyo Jawaabtii Gudoomiyaha ... Akhri Odoroska Miisaaniyad-Sanadeedka 2015-ka Oo Maanta Golaha Wakiillada uu ka Hor Akhriyey; Wasiir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|